Y
የለጠፈው Yusuf Ahmed
23 days ago 16 እይታዎች 0 አስተያየቶች

Aqoon Badan oo Dhlinyarda ah Riyo guud! DireBarwaaqo Naaf 7/ 2018

 

Shirkan oo halkudhigiisu ahaa “Kal duwanaanshaha aqoonta dhalinyarada ee riyooyinka guud” ayaa madasha lagu soo gunaanaday lagu qabtay jawi xamaasad leh oo ku saabsan xuska maalinta dhalinyarada aduunka ee 26-aad iyo maalinta 23-aad ee dhalinyarada Itoobiya.

 

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qayb galay Duqa ismaamulka Dir dhba Mudane Khdir Juhar, Maamulka Mudane Cabdi Mukhtaar, Afaynka Golaha Barlamanka Diri dhba, Marwo Kariima Cali, Afyenkuxigenka Ku Xigeenka Gollaha Barlamanka Diri dhba, Mudane Dereje sagaye, Madaxa Waaxda Abaabulka ee Xafiiska Xisbiga Barwaqo ee Maamulka Diri dhba, xubno ka tirsan golaha Kabineetka iyo madaxda sare ee maamulka. Dhalinyaro ayaa la helay.

 

Daah furka barnaamijka ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin uu horkacayo duqa ismaMaamulka magaalada Diri dhba mudane Khadiir Jowahar oo ay wehlinayaan dhalinyaro ka tirsan maamulka ayaa sameeyay dhir beeris.

#DIRBARWAAQO

ይህንን ልጥፍ ያጋሩ

አስተያየቶች (0)

ሀሳብዎን ለማጋራት የመጀመሪያው ይሁኑ።

አስተያየት ይስጡ

ኢሜልዎ አይታተምም። አስፈላጊ መስኮች * ተጽፈዋል